Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo qaabilay Cabdikariim Qalbi-Dhagax

Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa caasimada Kenya ee Nairobi kula kulmay Cabdikariim Sheekh Muuse Qalbi-Dhagax oo sanadkii 2017-kii loo gacan geliyay dowladda Itoobiya...

Dhageyso: Cabdi Aadan Nageeye kaga hadlayo sababta uu u dhiirigaliyey Bashiir Cabdi ‘sawirro’

TOKYO, JAPAN - AUGUST 08 : KIPCHOGE Eliud (KEN), NAGEEYE Abdi (NED), Abdi Bashir (Bel) Athletics Marathon (Male) pictured during the men's marathon...

Maxay salka ku haysaa colaadda Soomaalida iyo Canfarta? ‘xog iyo xaqiiq’

Dagaal ayaa maalmahan ka socday duleedka degmada Garba-ciise, kaas oo u dheexeeya Soomaalida iyo Canfarta, sida ay BBC u sheegeen dad goob-joogayaal ah oo...

Madaxweyne Axmed Madoobe oo soo saaray liiska musharaxiinta Aqalka Sare

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, Axmed Madoobe ayaa maanta si rasmi ah usoo gudbiyay liiska xubnaha Musharaxiinta ee ku tartamaya Kuraasta Aqalka Sare...

Ciidamada Kenya ee katirsan AMISOM oo lacagtii laga jartay iyo sababta

Midowga Yurub (EU) iyo la-hawlgalayaashooda ayaa kala bar dhimay miisaaniyadda ciidamada Kenya ee ku sugan Soomaaliya, ka dib markii askarta Kenya ay si qarsoodi...

Ramla Cali oo Soomaaliya ku matalaysay ciyaarta feerka Olombikada oo laga adkaaday

Ramla Cali oo ah gabadha Soomaaliya ku mataleysay cayaaraha feerka Olombikada ee Tokyo ayaa looga adkaaday dhibco kadib markii ay is wajaheen gabar kale...

Raysal wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo u dhoofay dalka Ingiriiska

Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa ka duulay magaalada Muqdisho, iyagoo kusii jeeda magaalada London ee dalka...

Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya oo shaacisay natiijada imtixaanka Fasalka 12

Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa shaacisay natiijooyinka imtixaankii shahaadiga ahaa ee dugsiyada sare ee dalka ee la qaaday dabayaaqadii bishii May. Imtixaanka fasalka 12-aad ah ayaa...

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo eedeyn culus u jeediyay ra’iisal waasare Rooble

War-saxaafadeed ay soo saareen xubnaha uu hormuudka u yahay guddoomiyaha Aqalka Sare, Cabdi Xaashi ayey kaga warbixiyeen halka uu marayo khilaafka iyo xal u...

Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya oo shaaciyay jadwalka cusub

Guddiga hirgalinta doorashooyinka ayaa war-saxaafadeed ka soo baxay lagu sheegay shaacinta jadwalka guud ee doorashada Baarlamaanka Labada Aqal ee  Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS) 2021. Jadwalka waxaa...