Raysal wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo u dhoofay dalka Ingiriiska

Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa ka duulay magaalada Muqdisho, iyagoo kusii jeeda magaalada London ee dalka...

Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya oo shaacisay natiijada imtixaanka Fasalka 12

Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa shaacisay natiijooyinka imtixaankii shahaadiga ahaa ee dugsiyada sare ee dalka ee la qaaday dabayaaqadii bishii May. Imtixaanka fasalka 12-aad ah ayaa...

Ra’iisul wasaare Rooble oo faray Cabdi Xaashi & Mahdi Guuleed inay khilaafka xaliyaan

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan ku saabsan arrimaha doorashada kuraasta Gobollada Woqooyi xafiiskiisa kula yeeshay Gudoomiyaha Aqalka Sare  Cabdi Xaashi...

DAAWO: Muxuu Rooble ka yiri khilaafkii ka taagnaa gobolada Waqooyi & Gedo?

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Faderaalka Maxamed Xuseen Rooble oo maanta warbixin ka guddoomay guddiga xalinka khilaafka Gedo, ayaa ka hadlay qodobo ay mid yihiin khilaafka...

Akhriso: Habraaca shuruudaha laga rabo qofka noqonaya xubin Aqalka Sare ah

Waxa la soo saaray shuruudaha ay lama gudbaanka tahay inuu la yimaado tartame kasta oo ka tirsan musharixiinta Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka...

Maxaa kusoo kordhay xiisadda dalalka Sacuudi Carabiya iyo Imaaraadka Carabta?

Hoggaamiyayaasha Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta ayaa ku kulmay magaalada Riyadh, si ay u adkeeyaan xiriirkooda kadib markii dhowaan labada dowladood ay hadallo hawada isu...

Dowlad Deegaanka Soomaalida oo ciidan badan u dirtay gobolka Tigray “sawirro”

Ciidmada dowlad deegaanka Soomaalida ee wadanka Itoobiya ayaa si toos ah ugu biirey dagaalada ka soconaya gobolka Tigray. Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida waddanka Itoobiya ayaa...

Dagaal culus oo ka dhacay Galmudug iyo Saadaq John oo hoggaaminaayo

Dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidanka milateriga Soomaaliya, ciidanka Maamulka Galmudug iyo dagaalamayaasha al-Shabaab ayaa ka socda deegaanka Camaara ee gobolka Mudug. Sida wararku sheegayaan...

Dowlada Soomaaliya oo qaadacday warbixin ka soo baxday Midowga Afrika

Dowladda Soomaaliya ayaa gaashaanka ku dhufatay warbixin ka soo baxday Guddiga Qiimeynta madax bannaan ee Midowga Afrika, kaasoo aan lagala tashan dowladda Federaalka. Warbixinta oo...

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo eedeyn culus u jeediyay ra’iisal waasare Rooble

War-saxaafadeed ay soo saareen xubnaha uu hormuudka u yahay guddoomiyaha Aqalka Sare, Cabdi Xaashi ayey kaga warbixiyeen halka uu marayo khilaafka iyo xal u...