
AKHRISO: Wararka ku xeeran kiiska dilka ee loo haysto Sufyaan Sheekh Axmed (Taakeeye)
Xorriya.com: Maalmihii lasoo dhaafay waxaa warbaahinta bulshadda la isla dhexmarayay sheekooyin kala duwan oo ku saabsan Sufyaan Sheekh Axmed kaasoo loo garan-og-yahay Taakeeye. Taakeeye oo