
7 ruux oo maanta siyaabo kala duwan loogu dilay Muqdisho iyo warar kale
Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa maanta siyaabo kala duwan loogu dilay ilaa 7-qof oo isugu jirtay askar iyo dad shacab ah, halka lagu dhaawacay
Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa maanta siyaabo kala duwan loogu dilay ilaa 7-qof oo isugu jirtay askar iyo dad shacab ah, halka lagu dhaawacay
Aqalka Sare ee baarlamaanka Mareykanka ayaa bisha soo aadan dardargelinaya xil ka xayuubinta markii labaad ee madaxweynihii hore, Donald Trump, kaasoo loo haysto kicin dadwayne.
Waxaan maanta magaalada Londan ee dalka Ingiriiska lagu aasay wariye Axmed Cabdinuur oo horraantii bishaan ku geeriyooday magaaladaaasi. Marxuumka ayaa salaadda jinaasada lagula tukaday Masaajidka Edmonton,
Dowladda Vietnam ayaa ku dhawaaqday in ay taageerayso geedi socodka dimuqraadiyada Soomaaliya, gaar ahaan doorashooyinka soo socda in ay ku dhacaan si nabad ah oo
In ka badan 24,000 qof oo ajnabi ah ayaa sanadkii 2020 soomaaliya nabad galyo u raadsaday sida ay sheegtay heyada UNHCR. Dadkaas waxay badankood ka
Xukuumada Addis Ababa ayaa beenisay in ciidamo Soomaali ah ay ka dhinac dagaalameen kuwa Federaalka Itoobiya xiligii uu dagaalka xoogan ka socdey gobolka waqoyga dhaca
Madaxweynaha cusub ee waddanka Mareykanka, Joe Biden, ayaa wuxuu qalinka ku duugay 15 amar-fulineed kuwaas oo ay ku jirto in dalalka ay Soomaaliya kamid tahay
Labo qarax oo mataano ah ayaa gil-gilay Magaalada Baqdaad ee Caasimadda Dalka Ciraaq, waxaana la soo sheegayaa in dhimasho iyo dhaawac farabadan uu jiro oo
Joe Biden ayaa si rasmi ah u noqday madaxweynaha 46-aad ee Mareykanka, ayada oo Kamala Harris ay noqotay haweeneydii ugu horreysay ee madaxweyne ku-xigeen ka
8:15am waqtiga Washington, (16:15pm EAT) ayuu diyaarada madaxweynaha ugaarka ah ka raacay barxadda aqalka Cad, waana markii ugu dambaysay uu kabaxo aqalka cad, dib dambana