Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay kiiska Ikraan Tahliil iyo guddi baaro oo loo magacaabay

Dowladda Soomaaliya ayaa magacaawday guddi loo xil saaray inay soo baaraan kiiska Ikraan Tahliil oo ka tirsaneyd hay'adda Nabad sugidda Qaranka Soomaaliya ee NISA,...

Maxay salka ku haysaa colaadda Soomaalida iyo Canfarta? ‘xog iyo xaqiiq’

Dagaal ayaa maalmahan ka socday duleedka degmada Garba-ciise, kaas oo u dheexeeya Soomaalida iyo Canfarta, sida ay BBC u sheegeen dad goob-joogayaal ah oo...

Madaxweyne Axmed Madoobe oo soo saaray liiska musharaxiinta Aqalka Sare

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, Axmed Madoobe ayaa maanta si rasmi ah usoo gudbiyay liiska xubnaha Musharaxiinta ee ku tartamaya Kuraasta Aqalka Sare...

Ra’iisul wasaare Rooble iyo wasiiro lasocdo oo lagu soo dhaweeyey London ‘sawirro’

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdigii uu hoggaaminayay ayaa gaaray magaalada London ee dalka Ingiriiska, halkaas oo uu uga...

Dowlad Deegaanka Soomaalida oo ciidan badan u dirtay gobolka Tigray “sawirro”

Ciidmada dowlad deegaanka Soomaalida ee wadanka Itoobiya ayaa si toos ah ugu biirey dagaalada ka soconaya gobolka Tigray. Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida waddanka Itoobiya ayaa...

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo eedeyn culus u jeediyay ra’iisal waasare Rooble

War-saxaafadeed ay soo saareen xubnaha uu hormuudka u yahay guddoomiyaha Aqalka Sare, Cabdi Xaashi ayey kaga warbixiyeen halka uu marayo khilaafka iyo xal u...

Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya oo shaaciyay jadwalka cusub

Guddiga hirgalinta doorashooyinka ayaa war-saxaafadeed ka soo baxay lagu sheegay shaacinta jadwalka guud ee doorashada Baarlamaanka Labada Aqal ee  Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS) 2021. Jadwalka waxaa...

Gabadh katirsan hay’adda NISA oo nolol iyo geeri lagu la’yahay laba isbuuc

Ikraan Tahliil Faarax oo ahayd gabadh 23 jir ah oo ka tirsanayd hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka qaranka ee NISA, horayna u ahayd agaasimaha...

Jabuuti oo iibineysa saami ka mid ah shirkadda isgaarsiinta ee Jabuuti Telecom

War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Jabuuti ayaa lagu shaaaciyay in Xukuumadda Jamhuuriyadda Jabuuti ay Axaddii shalay ansaxisay xeer qabyo ah oo ku saabsan in...

Amiir caan ah iyo 12 ka mid ah qoyskiisa oo la afduubtay

Rag hubaysan ayaa saacadihii hore ee shalay ayaa Waqooyiga gobolka Kaduna ee dalka Nigeria ka afduubtay amiir iyo 12 xubnood oo qoyskiisa ah, sida...