Xog: Shir musharaxiinta mucaaradka uga furmaaya Muqdisho

Maalinta Sabtida ah ayaa la filayaa in shir xasaasi ah musharaxiinta mucaaradka uga furmo magaalada caasimada ah ee Muqdisho, xilli mid kale oo shalay ka dhacay Nairobi.

Muxuu yahay sawaxanka Villa Soomaaliya ee doorashada fudud iyo qorshe lagu qash qashaadi lahaa safarka musharixiinta mucaaradka oo la isku fahmi waayay.

Haddaba xogta warbixintaan halkaan hoose ka daawo lana wadaag saaxiibadaa.

Share on facebook
Share on google
Share on twitter
Share on linkedin
Share on pinterest
Share on print
Share on email