Soomaalida oo markale taariikh ka dhigtay dalka Mareykanka

▪︎Ilhaan Cumar waxay xejisatay kursigeeda Koongareeska Mareykanka.

▪︎Cumar Faatax na waxa uu noqday Soomaaligii u horreeyey ee kamid noqda Aqalka-sare ee gobolka Minnesota.

▪︎Hodon Xasan ayaa iyana ku guuleysatay Aqalka-hoose ee gobolka Minnesota.

▪︎Maxamed Nuur ayaa isna sidoo kale ku guuleystay Aqalka-hoose ee gobolka Minnesota.