Sheriif Sheekh Axmed dib ugu soo laabtay Muqdisho+Sawirro

Madaxweynihi hore ee dalka Soomaaliya mudane Sheriif Sheekh Axmed ahna guddoomiyaha madasha xisbiyada qaran oo safar hal maalin ah ku joogay caasimadda dowlad goboleedka Hirshabelle ee Jowhar ayaa kasoo amba baxay halkaas isagoo soo gaaray caasimadda dalka ee Muqdisho.

Sida lagu sheegay qoraal madasha xisbiyada kasoo baxay ayaa lagu yiri “Kulamadi uu la qaatay masuulkan bulashada Hirshabelle qaybaheeda kala duwan ayaa kusoo dhammaaday guul, iyadoo wixii dhimanna lagu ballamay in la dhammeeyo”.

Share on facebook
Share on google
Share on twitter
Share on linkedin
Share on pinterest
Share on print
Share on email