Shaqo joojin lagu sameeyay wasiir ka tirsan Puntland

Madaxweyne ku xigeenka ahna Kusimaha Madaxweynaha Puntland ayaa shaqada ka joojiyey wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Puntland Maxamuud Xaaji Saalax iyo Agaasimaha guud ee wasaaraddan Cabdirisaaq Jaamac Aadan.

Wasiirka iyo Agaasimaha guud ayaa ku dhex dagaalamay xarunta wasaaradda dhawaan oo isku gacan-qaaday, waxaa waji dhaawac kooban laga gaarsiiyey wasiirka markii ay dhaqaale isku qabsadeen.

Halkaan hoose ka akhriso amarka shaqada looga wasiirka iyo agaasimihiisa.

Share on facebook
Share on google
Share on twitter
Share on linkedin
Share on pinterest
Share on print
Share on email