Rooble oo magacaabay guddiga doorashada xubnaha labada aqal ee baarlamaanka Federaalka ee ka soo jeeda Gobolada Waqooyi

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa magacaabay guddiga maamulaya doorashada xubnaha labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee ka soo jeeda Somaliland.

Halkan ka akhriso magacyada Guddiga.