
Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay Guddiyada Doorashooyinka 2021, kadib markii ay soo magacaabeen dowladda Federalka iyo Maamul Goboleedyada Dalaka.
Guddiyadan ayaa kala ah: Guddiga Doorashada Heer Federaal oo ka kooban 25 xubnood iyo Guddiga Xalinta Khilaafaadka oo ka kooban 21 xubnood.

