Qoorqoor oo magacaabay guddiga doorashada heer dowlad Goboleed

Madaxtooyada Galmudug ayaa Magacowday Guddiga Maamulka Doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed.

Xubnaha Guddiga oo ka kooban 8-da xubnood ayaa waxaa ku jira labo Haween ah, xilli dhowr jeer Haweenka Soomaaliyeed ay ka cawdeen inaan door laga siin Guddiyada doorashooyinka & xalinta khilaafaadka.

Guddigaan ayaa waxaa lagu biirin doonaa Saddex Xubnood oo ka imaanaya dhanka Dowladda Federaalka Soomaaliya sida ku cad heshiiskii doorashada ay gaareen Madaxweyne farmaajo, Madaxda Dowlad Goboleedyada & gobolka Banaadir si ay uga wada Shaqeeyaan doorashooyinka Xubnaha labada Aqal.

Share on facebook
Share on google
Share on twitter
Share on linkedin
Share on pinterest
Share on print
Share on email