Murashaxiinta Madaxweynaha Soomaliya oo Fariin kulul u direy Madaxwayne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Rooble

Musharaxiinta xilka Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayaa War Cusub kasoo saaray Doorashada Madaxweynaha dowladda oo lagu heshiiyay in waqtigii loogu tala-galay ay ku dhacdo.


Qoraal kasoo baxay Musharaxiin dhowr ah ayaa waxa ay ku qaadaceen inay ka qeyb galaan doorasho ay ugu yeereen inay tahay boob iyo ku shubasho oo ay maamulayaan Guddi ay ku tilmaameen shaqaale Dowladeed iyo saraakiil ciidan oo ka tirsan NISA.

Hoos ka Akhriso: