Mahdi Guuleed oo Cabdi Xaashi ku tilmaamay hoggaamiye Mucaarad ah

Ra’iisal wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar oo weerar afka ku qaaday Cabdi xaashi Cabdullaahi ayaa sheegay in guddoomiyaha Aqalka Sare uu yahay hoggaamiye Mucaarad ah oo ka hor yimid inay dalka ka dhacdo Doorasho Qof iyo Cod ah.

Wuxuu caddeeyay inuusan ogeyn khilaaf kala dhaxeeya Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo uu sheegay inuu yahay Astaanta Qaranka, Midnimada Dalka iyo hoggaamiyaha, halka Cabd Xaashi uu noqdo hoggaamiye mucaarad ah.

Ra’iisal wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Guuleed ayaa sheegay in guddoomiyaha Aqalka Sare uu yahay hoggaamiye Mucaarad ah oo ka hor yimid inay dalka ka dhacdo Doorasho Qof iyo Cod ah.

Wuxuu caddeeyay inuusan ogeyn khilaaf kala dhaxeeya Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo uu sheegay inuu yahay Astaanta Qaranka, Midnimada Dalka iyo hoggaamiyaha, halka Cabd Xaashi uu noqdo hoggaamiye mucaarad ah.

Share on facebook
Share on google
Share on twitter
Share on linkedin
Share on pinterest
Share on print
Share on email