Guddoomiyaha Degmada Hodan oo ku dhaawacmay qarax goordhow ka dhacay Muqdisho

Qarax ayaa Goordhow ka dhacay Dugsiga 21 October Degmada Waaberi ee magaalada muqdisho

Qaraxa ayaa ahaa Miinada la dhigo Wadda dhinaceeda

Waxaana dhaawac uu kasoo gaaray Gudoomiyaha Degmada Hodon Cabdixakiin dhagajuun Sida ay inoo Xaqiijiyeen Saraakiil katirsan Amniga iyo Gobolka Banaadir

Laba mid ah Ilaalada Gudoomiyaha ayaa ku Geeriyooday

Dhaawac Gudoomiyaha Degmada Hodan ayaa loo Qaaday mid kamid ah Isbitaalada magaalada Muqdisho.