Guddoomiyaha aqalka sare oo markale kasoo horjeestay gudiga doorashoyinka ee golaha waqooyi ee ra’isul wasaruhu magacaabay

Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi ayaa ka horyimid Guddiga Doorashooyinka ee uu Ra’iisul Wasaaraha u soo magacaabay Maamulka Doorashada Xildhibaannada Gobolada Waqooyi.

Cabdi Xaashi ayaa sheegay xubnaha la soo xulay aanay dhex dhexaad aheyn oo aan lagu kalsoonaan karin, lana garaneyn meelaha laga keenay, inta la gartayna ay ka tirsan yihiin Shaqaalaha Madaxtooyada, Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha iyo NISA.

Share on facebook
Share on google
Share on twitter
Share on linkedin
Share on pinterest
Share on print
Share on email