Guddiga doorashada madaxweynaha Hirshabeelle oo la magacaabay

Guddiga Doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa la magacaabay, iyadoo lagu wado in doorashada ka socota magaalada Jowhar lasoo gabagabeeyo.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa qoraal uu so saaray ku magacaabay 9 xildhibaan oo noqnaya Guddiga Doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle oo shaqadoodu noqon doonto qabanqaabada Doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka.

HOOS KA AKHRISO MAGACYADA GUDDIGA

Share on facebook
Share on google
Share on twitter
Share on linkedin
Share on pinterest
Share on print
Share on email