DEG DEG: Wasiirkii Arimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo Xilkii goordhaw laga qaaday

Wareegto ka soo baxday xafiiska Ra’isul wasaaraha XFS ayaa lagu magacaabay Wasiirka cusub ee Ariimaha Dibadda halka wasiirkii hore loo magacaabay Safiir.

Ra’iisal Wasaare Rooble ayaa Wasiir Axmed Ciise Cawed ka qaaday xilkii Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Waxaana uu xilkaasi u magacaabay Mohamed Abdirizak Abuubakar. Dhanka kale Madaxweyne Farmaajo ayaa Wasiir Cawed u magacaabay safiir aan ilaa hadda la shaacin dalka uu fadhiisanayo.

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cismaan Dubbe ayaa akhriyay wareegtada.

Halkaan ka daawo: https://www.facebook.com/468010099926454/posts/3740728542654577/

Share on facebook
Share on google
Share on twitter
Share on linkedin
Share on pinterest
Share on print
Share on email