Daawo: Ra’isul Wasaare Rooble oo kulan la yeeshay guddiyada doorashada iyo xalinta khilaafaadka ee heer federaal

Ra’isul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Muddane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulankii ugu horeeyay maanta la yeeshay Gudiga Doorashada Heer Federaal iyo Gudiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka.

Daawo kulanka guddiyada doorashooyinka iyo khilaafadka heer federaal iyo Ra’isul wasaare Rooble.

Xorriya Online

Share on facebook
Share on google
Share on twitter
Share on linkedin
Share on pinterest
Share on print
Share on email