Daawo: Maxaa fashiliyay jadwalka heshiiskii doorashada?

Qof walbo waxa uu ka dhursugayaa doorashada Soomaaliya ka dhaceysa iyo halka ay ku biyo shubato,
Inkastoo labo jeer dib u dhac uu ku yimid hanaankii wax loo diyaariyey oo habraacii la dejiyey ma dhaqan gelin.

Shakiga ay qabaan xildoonka xukunka Dalka ayaa korortay taas oo la leeyahay in waqtiga Doorashada dib udhici karto.

Dadka siyaasada dalka rogroga ayaa ku sheegaya in agaasimaha hay’adda sirdoonka uu qorsheenaya in sanadkan uu kamid noqdo liiska golaha shacabka si uu u xoojiya soo noqoshada madaxweynaha.

Dhanka kale gudoonka golaha shacabka Soomaaliyeed ayaa ruclo orod dhankooda ugu jira inay soo laabtaan balse daqiiqadaha udambeeya ayey wax walbo isbadeli karaan wax walbana ay dhici doonaan

Shacabka Soomaaliyeed ayaa Indhaha ku heyn doono sida ay wax noqdaan iyagoona sadaal dhab ah aan weli waqti xaadirkan laga bixin karin sida ay wax noqon doonan.

Cabdullahi Cusmaan Faarax oo ah falanqeeye arimaha gobolka ayaa qaadaadhigi doona sabaha fashiliyay jadwalka heshiiskii doorashada?