Akhriso: Isku aadka tartanka kubadda cagta ee maamul goboleedyada

Isku aadka Tartanka kubadda cagta ee maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir oo caawa la sameeyay ayaa noqotay sidan soo socota.

Group A:
Banaadir
Galmudug
Hirshabeelle

Group B:
Puntland
Koonfur Galbeed
Jubbaland.

Xorriya Online