Dil caawa ka dhacay Beledweyne iyo banaanbaxyo xoog leh oo ka bilawday magaalada

Dableey hubeysan ayaa Caawa xaafadda Howlwadaag ee magaalada Baledweyne ku dishay Nabadoon Xasan Ibraahim Nuur oo loo yaqiinay (Xasan Tiyeegoow). Allah u naxariiste dilka Nabadoonka ayaa waxaa fuliyay rag ku hubeysnaa bastoolado, kuwaas oo isaga baxsaday goobta ay ku dileen marxuumka. Dilka kadib waxaa goobta gaaray ciidanka amniga Baledweyne, waxayna halkaasi ka wadaan howlgalo baaritaana […]

Wasiir Fiqi: Lama ilaawi doonin xasuuqii TPLF ka geysteen Muqdisho 14 sano ka hor

Wasiirka Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa ka hadlay qabashada Magaalada Maqale Ee Caasimada Tigreega. Fiqi ayaa sheegay in wax walbo ay tahay TPLF aan la ilaawi doonin xasuuqii ay ka geysteen Muqdisho 14 sano ka ho, waxa uu yidhi: “28-kii December 2006 iyo 28-kii November 2020 Geeska Afrika waxaa ka dhacay dhacdooyin isu eg […]

DEG DEG: Dowladda Soomaaliya oo cayrisay safiirka Kenya

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa u yeeratay safiirkeeda dalka Kenya Maxamuud Axmed Nuur Tasan, kuna wargelisay safiirka Kenya ee Soomaaliya Lucas Tumbo inuu dalkiisa ku laabto. Go’aankan ayaa waxaa ku dhawaaqay xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya Maxamed Cali Nuur oo caawa la hadlay warbaahinta dawladda. Qoraal ay baahisay warbaahinta dowladda ayaa lagu sheegay […]

Wararkii ugu dambeeyey ee murashax madaxweyne Mustaf Dhuxulow oo lagu xiray magaaladda Hargaysa

Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland ayaa sheegaya in Garoonka Hargeysa lagu xiray xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Xildhibaan Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow oo hadda ah musharrax u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ee Doorashada 20/21 ayey ciidamada Somaliland ee Garoonka Cigaal ku xireen magaalada Hargeysa, kadib markii uu halkaasi ka degay. Mustaf […]

Saciid Deni oo ka hadlay mowqifka Puntland ee doorashada Soomaaliya 20/21

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa ka hadlay Mowqifka Puntland ee Doorashada Soomaaliya, kaddib kulan uu Maanta Magaalada Garoowe kula yeeshay Wakiilo ka socda Beesha Caalamka. Madaxweyne Deni ayaa sheegay in shaqooyin farabadan oo la xiriira doorashooyinka lasoo qabtay kuwo kalena ay harsan yihiin, isla markaana Guddiyada doorashooyinka la Magacaabay ay jiraan tabashooyin […]

Abiy Axmed oo shaaciyay in ay ciidamadiisu soo gabagabeeyeen howlgalkii milatari ee TPLF

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed oo qoraal kooban soo dhigay bartiisa Twitter-ka ayaa sheegay in ay ciidamadiisu soo gabagabeeyeen howlgalkii milatari guulna uu ku soo dhanaaday. Abiy ayaa sheegay in la joogo xilligii dib u dhiska lagu samayn lahaa wixii ku burburay dagaalka sidoo kalena dib deegaannadooda loogu soo celin lahaa dadkii ka qaxay. “Waxaa […]

Afghanistan: 34 qof oo ku dhimatay laba qarax oo ismiidaamin ah

Ugu yaraan 34 qof ayaa ku dhimatay laba qarax oo ismiidaamin ah oo lala beegsaday xarun militari iyo taliye gobol. Bariga gobolka Ghazni, 31 askari ayaa ladilay 24 kalena waa la dhaawacay kadib markii qof weerar soo qaaday uu watay gaari milatari oo ay ka buuxaan walxaha qarxa saldhigga ciidamada kumaandooska ka hor inta uusan […]

Wakiilada beesha caalamka oo Garowe u tegay xalinta muranka ka taagan doorashooyinka federaalka

Wafdi ka socda Wakiilada Beesha Caalamka ayaa maanta tegay magaalada Garowe, iyagoo la sheegay inay xal u raadinayaa muranka hareeyay Doorashda Soomaaliya. Wafdiga tegay Garowe ayaa ka koobnaa wakiilada Qaramada Midoobey, Midowga Europe, Midowga Africa iyo IGAD, waxayna magaalada Garowe kulan kula yeesheen Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ay kala hadleen sidii doorashada ugu […]

Maamulka gobolka Banaadir oo mar kale u jawaabay golaha midowga murashaxiinta madaxwaynaha

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa markale ka jawaabay war qoraal ah oo kasoo baxay Murashaxiinta utaagan xilka Madaxwaynaha Soomaliya.Qoraal dheer oo kasoo baxay Maamulka Gobolka ayaa waxaa lagu sheegay inay aad ugu xukun yihiin Qoraalkii Jimcihii kasoo baxay Musharaxiinta Madaxweynaha oo eedeyn Culus loogu jeediyay Madaxda Qaranka iyo Guddoomiye Cumar Finish.Maamulka Gobolka ayaa Qoraalkii Musharaxiinta ku […]