Xasan Shiikh “Dalka duruuf adag ayuu ku jiraa”

Madaxwaynihii hore ee Soomaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo waraysi gaar ah siiyay Saab TV ayaa waxa uu ka hadlay xaalada guud ee haatan dalka ka jirta.

Isagoona ku nuux nuuxsaday in xaalad kala guur ah lagu jiro isla markaana dalka ay daruuf adag ka ka jirto.

Daawo Muuqalka oo dhameystiran