Warbixin: Soomaaliya oo kamid noqotay wadamada ugu wanaagsan ee kasoo kabsaday Covid-19

Dowladda Jordan ayaa Khamiista maanta ah waxa ay soo saartay liis casriyayn oo ay ku jiraan dhamaan wadamada Caalamka kaas oo u kala saaraya wadama kuwa Casaan ah, kuwa jaallaha ah iyo kuwa cagaaran marka la eego xaaladda COVID-19 ee waddan kasta oo dunida ka mid ah.

Dowladda Jordan ayaa liiskaan uga gol leh in ay hubiso dadka soo galaya dalkeeda si ay ugu samayso baaritaan dheeri ah oo looga hortagayo xanuunka dilaaga ah ee Coronavirsus.

Soomaaliya ayaa liiska lasoo saaray waxa ay uga jirtaa wadamada xaaladooda Caafimaad wanaagsan tahay marka loo eego xanuunka Coronavirus.

Wadamada CAS, ee xanuunku sida daran u saameeyay waxa ay kala yihiin.

Armenia, Aruba, Spain, Ecuador, Albania, Andorra, Ukraine, Ireland, Israel, Argentina, Bahamas, Bahrain, Brazil, Portugal, Bosnia Herzegovina, Montenegro, Czech Republic, Dominican Republic, Iraq, Kuwait, Maldives, Hungary, Morocco, UK, USA, Paraguay, Belgium, Panama, Bologna, Bolivia, Peru, Belize, Trinidad and Tobago, Tunisia, South Africa, Russia, Romania, Slovakia, Slovenia, Switzerland, Chile, Oman, Guyana, France, Falastiin, Costa Rica, Colombia, Lubnaan, Luxembourg, Libya, Martinique, Malta, Macedonia, Moldova, Honduras iyo Netherlands.

Wadamada JAALAHA ah ee xanuunku saameeyay balse ka wanaagsan liiska Casaanka ah:

Iran, Iceland, Italy, Sudan, Sweden, Philippines, Mexico, Austria, Gibraltar, Jamaica, Georgia, Réunion, Syria, Suriname, Qatar, Kyrgyzstan, Croatia, Egypt, Montserrat iyo Nepal.

Wadamada CAGAARAN ee aan xanuunku aadka u saamayn:

Ethiopia, Azerbaijan, Eritrea, Australia, Afghanistan, El Salvador, Germany, Antigua & Barbuda, Indonesia, Angola, Anguilla, Uruguay, Uzbekistan, Uganda, Estonia, United Arab Emirates, Algeria, Denmark, Senegal, Somalia, China, Gabon, Vatican, Saudi Arabia, Norway, Niger, India, Japan, Yemen, Greece, Pakistan, Barbados, Brunei, Bulgaria, Bangladesh, Benin, Bhutan, Botswana, Burkina Faso, Burundi, Thailand, Taiwan, Turkey, Chad, Tanzania, Togo, East Timor, Greenland, Comoros, Faroe Islands, Republic, Central Africa, Republic of Congo, Djibouti, Dominica, Rwanda, Belarus, Zambia, Zimbabwe, Saint Vincent, Saint Kitts & Nevis, Saint Lucia, Sri Lanka, Singapore, Sierra Leone , Seychelles, Tajikistan, Gambia, Ghana, Grenada, Guatemala, Guinea, Equatorial Guinea, Guinea-Bissau, Venezuela, Finland, Vietnam, Fiji, Cyprus, Kazakhstan, Cameron, Cambodia, Canada, Cuba, South Korea, Kenya, Latvia, Laos, Lithuania, Liberia, Liechtenstein, Lesotho, Macau, Malawi, Mali, Malaysia, Madaga nabar, Mongolia, Mauritania, Mauritius, Mozambique, Monaco, Myanmar, Namibia, Nigeria, Nicaragua, New Zealand, Haiti iyo Hong Kong.

Isha: Mustaqbal

Share on facebook
Share on google
Share on twitter
Share on linkedin
Share on pinterest
Share on print
Share on email