Soomaliya oo Talyaaniga kala saxiixatay mashruuc lagu dhisaayo biyo xireenka Beledweyne

Dowladda Soomaaliya ayaa Talyaaniga la saxiixatay mashruuc weyn oo lagu dhisaayo biyo xireenka magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiran.

Mashruucan ayaa isugu jira dhisme biyo xireen, dayactirka Jiinka iyo kanaalada wabiga, si loo yareeyo khatarta fatahaad ee wabiga Shabelle ku sameeyo magaalada Beledweyne iyo beeraleyda ku xeeran.

Haddii mashruucan laga fuliyo Baladweyne ayaa wuxuu wax badan ka tiri doonaa magaaladan sanadihii ugu dambeeye uu kusoo noqnoqde daadad kasoo rogme Wabiga Shabeelle.

Share on facebook
Share on google
Share on twitter
Share on linkedin
Share on pinterest
Share on print
Share on email