Somaliland oo cafis u fidisay Ra’iisul Wasaare ku xigeenkii hore ee Soomaaliya

Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa cafis u fidiyay Ra’iisalwasaare ku-xigeenkii hore ee ee Soomaaliya Maxamed Cumar Carte ahaana xidlhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka Soomaaliya.

Masuulkaan ayaa maalintii shalay xilka Xildhibaanimo iska casilay isagoo u ambabaxay magaalada Hargeysa.

Maxamed Cumar Carte ayaa cafis uu ka dalbaday Somaliland waxaa ka aqbalay Madaxweyne Muusa Biixi iyadoo saakana lagu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha ee Cigaal.

Halkaan hoose ka aqriso qoraalkii Soomaaliland ku cafisay Maxamed Cumar Carte.


Share on facebook
Share on google
Share on twitter
Share on linkedin
Share on pinterest
Share on print
Share on email