Ra’iisul Wasaaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa munaasabad lagu xusayay dadkii ku naf waayay qaraxii 14-kii October ee Zoobe kaga codsaday culimada Soomaaliyeed in ay sii laba jibaaran kaalintooda muhiimka ah ay kaga jiraan bulshada.