Nageria oo sheegtay in burcadbadeed Soomaali ah ay ka qawlaystaan badda Nigeria

Xoghayaha guud ee wakaalada badqabka iyo maamulka bada ee dalka Nigeria Bashir Jamoh ayaa waxa uu sheegay in burcad-badeed Somali ah ay ka qawalaystaan bada Nigeria iyo gacanka guinea.

Masuulka ayaa laga soo xigtay isagoo leh ‘’ waxaan ogaanay in uu xariir dhaw ka dhaxeeyo dambiyada ka dhaca badeena iyo dhaqdhaqaaqa burcadbadeedka soomaalida.

Xoghayaha ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in burcadbadeedda soomaalida ay leeyahiin marin ay xeenta soomaliya kaga soo baxaan ayna ku soo gaaran badaeena, iyagoo soo mara biyaha  dhaca  dalalka galbaydka afrika aynu nahay oowdwadaaga.

Ilaa iyo hada majiro wax war ah oo ka soo baxay dowlada soomaaliya oo ku aadan hadalkaan oo ka soo yeeray xoghayaha guud ee dalka Nigeria.

Share on facebook
Share on google
Share on twitter
Share on linkedin
Share on pinterest
Share on print
Share on email