Maxkamad ku taal Soomaliland oo xukuntay eedaysanayaal loo haysto kufsi

Maxkamada gobolka maroodijeex ayaa waxa ay maanta xukun ku riday 7 eedaysane oo loo haystay faraxumayn ka dhacday xaruunta agoomaha ee magaalada Hargaysa.

7-dii eedaysane ee ku eedaysnaa in ay kufsadeen Cawo Xariir oo ka mid ahayd caruurta xarunta agoomaha ayaa ay saaka dacwadoodi maxkamadda gobolka Maroodijeex xukun kasoo saartay.

2
kamid d ah 7-dii eedaysane ku xukuntay min 3 sano oo xarig ah. Halka 5-tii kale ay midkiiba maxkamaddu ku xukuntay 6 bilood oo xarig dibad joog ah.

Share on facebook
Share on google
Share on twitter
Share on linkedin
Share on pinterest
Share on print
Share on email