Siihayaha Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed “Khadar” ayaa maanta casuumad u sameeyay qoyska Allaha naxariistee Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Dr. Cali Khaliif Galeyr.