Kulan looga tashanayo dhaqan gelinta xeer nidaamiyaha sharciga shirkadaha dalka oo ka furmay Muqdisho

Shir looga tashanayo dhaqan gelinta xeer-nidaamiyaha sharciga shirkadaha oo  ka furmay Muqdisho – Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed

Sii hayaha wasiirka ganacsiga iyo warshadaha xukuumadda federaalka Soomaaliya Injineer Cabdullaahi Cali Xasan ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daah furay shir looga tashanayo dhaqan gelinta xeer nidaamiyaha sharciga ganacsiga shirkadaha dalka oo la ansaxiyay sannadkii 2019.

Shirka ayaa waxaa goobjoog ka ah maamul goboleedyada, qeybaha ganacsatada iyo sharci yaqaano, waxaana lagu falanqeyn doonaa qaabkii loo dhaqan geli lahaa sharcigaan.

Share on facebook
Share on google
Share on twitter
Share on linkedin
Share on pinterest
Share on print
Share on email