Kooxaha Yemen ku dagaalamaya oo maxaabiis badan is dhaafsaday

Boqolaal maxaabiis ah ayaa waxa lagu sii dayn doona isdhaadsiga maxaabiista ee ugu weyn ee dhexmaraya dhinacyada ku dagaalamaya Yemen tan iyo markii uu dagaalka sokeeye qarxay sanadkii 2015kii.


In ka badan 600 oo ka mid ah fallaagada Xuutiyiinta iyo 400 maxbuus oo ka tirsan dowladda ayaa la filayaa in lasii daayo labada maalmood ee soo socota.


Isweydaarsiga maxaabiista ayaa la xaqiijiyay intii lagu jiray wadaxaajoodka ay Qaramada Midoobey kormeeraysay ee Switzerland bishii Sebtember.

Share on facebook
Share on google
Share on twitter
Share on linkedin
Share on pinterest
Share on print
Share on email