Iskaashatooyinka gobolka Banaadir oo la kala diray…

Maamulka gobolka Banaadir ayaa wareegto ku kala diray iskaashatooyinka gobolka ka dib markii lagu eedeeyey inay ku milmeen Al Shabaab, waa sida ay hadalka u dhigeyne.

Daawo wareegtada maamulka gobolka Banaadir ku kala diray iskaashatooyinka gobolka.