Ilwaad Elman oo ku guuleysatay abaalmarin heer caalami ah

Ilwaad Elman oo ah gabadh Soomaaliyeed oo caawisa Carruurta Agoonta ah, una ololaysa nabadda ayaa ku guulaysatay billadda German Africa Prize sannadkan 2020.

Billadan ayaa lagu abaal mariyaa shakhsiyaadka ugu firinfircoon Afrika, waxana maalgelisa wasaaradda Arrimaha Dibadda Germalka.

Ilwaad, Aabbaheed iyo walaasheedba waxa hore loogu dilay Muqdisho iyagoo arrimo samafal ka shaqaynaya.

Share on facebook
Share on google
Share on twitter
Share on linkedin
Share on pinterest
Share on print
Share on email