Guddiga doorashada Hirshabeelle oo ku soo saaray jadwalka doorashada

Guddiga doorashada ee dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa soo saaray jadwalka soo xulista baarlamaanka labaad ee maamulkaas.

Xubnaha gudiga oo maanta kulan ku yeesheen magaalada Jowhar ayaa soo saaray jadwal qeexaya, sida howlaha soo xulista baarlamaanka labaad ee maamulka ay u dhacayaan.

Jadwalka ayaa ku qoran in maalin kahor xilliga ay ku egtahay mudada baarlamaanka koowaad oo ah 9 ka bishan ay bilaabanayso howlaha guddiga.

Hoos ka akhriso jadwalka

Share on facebook
Share on google
Share on twitter
Share on linkedin
Share on pinterest
Share on print
Share on email