Galmudug-ta oo uu hoggaamiyo madaxweyne Qoorqoor maxay ka bedeshay saaxadda siyaasadda dalka?

Galmudug waxaa ka muuqda waji cuusb, sanadkaan 2020 waxaa si weyn isku bedelay aragtidii laga heystay maamulka Galmudug iyo bulshada deegaanadaasi.

Daawo muuqal micno iyo miisaan xambaarsan oo ka hadlaya Galmudug-ta hadda jirta maxay ka bedeshay saaxada siyaasada dalkeena Soomaaliya.

Soo Jeedin: Abdullahi Osman Farah

Share on facebook
Share on google
Share on twitter
Share on linkedin
Share on pinterest
Share on print
Share on email