FIFA ayaa garoon caalami ah u aqoonsatay Muqdisho Stadium

Xiriirka kubadda cagta dunida ee marka magacooda lasoo gaabiyo loo yaqaan FIFA ayaa garoon caalami ah u aqoonsatay Muqdisho Stadium.

Tan ayaa ka dhigan in Soomaaliya lagu qaban karo kulamo ciyaareed heer caalami ah.