Dowladda Soomaaliya oo fasaxday dhamaan shaqaalaheeda

War qoraal ah oo xalay kasoo baxay Wasaarada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Xukuumadda ee Soomaaliya ayaa lagu fasaxay muddo laba maalmood ah Shaqaalaha Dowlada.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda ayaa waxaa lagu sheegay sabaha fasaxa Shaqaalaha dowladda Xuska dhalshada Nabigeena Muxamed (NNKH).

Qoraalka fasaxa ayaa u qornaa sidaan: