Deg Deg: Qarax miino oo lala beegsaday agaasimaha hay’ada socdaalka iyo jinsiyadaha Soomaaliya…

War deg deg ah oo hadda nasoo gaaray ayaa sheegaya in qarax miino oo wadada dhinaceeda la dhigay lala beegsaday agaasimaha hay’ada socdaalka iyo jinsiyadaha Soomaaliya.

Agaasime Maxamed Aadan Jimcaale Koofi ayaa gaari uu watay waxaa qaraxaan lagula beegtay isagoo Maraya agagaarka isgoyska Km-4 ee magaalada Muqdisho.

Agaasime koofi ayaa ka badbaaday sida la sheegay qaraxaan lala eegtay balse waxa jira dhaawacyo soo gaaray ilaalada agaasimaha hay’ada socdaalka iyo jinsiyadaha Soomaaliya.

Wixii war ah ee kusoo kordha dhacdadaan dib ayaan idin kala soo socodsiin doonaa…..