Daawo: Wasaarada boostada oo warbixin dhameysiran maanta kasoo saartay ciladii Internet-ka

War saxaafadeed ee maanta si wada jir ah usoo saareyn Wasaarada boostada & Tiknoolejiyada dowladda federaalka Soomaaliya & qaar kamid ah shirkadaha adeega Internet-ka ee dalka ayaa lagu sheegay sababta ugu weyn ee cilada Internet-ka dhalisay.

Daawo warbixintii ay soo saareyn maanta Wasaarada Boostada & Tiknoolejiyada dowladda federaalka Soomaaliya & qaar kamid ah shirkadaha bixiya adeega Internet-ka.

Share on facebook
Share on google
Share on twitter
Share on linkedin
Share on pinterest
Share on print
Share on email