Daawo Sawiradda: Koonfur Galbeed oo daahfurtay madal lagu hormarinaayo Baraawe

Guddoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Amb. Cali Saciid Faqi ayaa shalay magaalado xeebeedka Baraawe ka daahfurey Shirweynaha Madasha Horumarinta Baraawe kaasi oo looga hadlaayo Arrimaha Caafimaadka , Waxbarahada iyo adeegyada kale oo ay Bulshada deegaankaas u bahan yihiin.

Madasha waxaa ka soo qeyb galey Mas’uliyiin ka kala socotay Dowladda Fedaraalka Soomaaliya iyo Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Odayaasha Dhaqanka iyo Marti sharaf kale.

Madashaan ayaa la filayaa in ay ka faa’ideysan doonan dad badan oo ku nool degmada Baraawe.

Share on facebook
Share on google
Share on twitter
Share on linkedin
Share on pinterest
Share on print
Share on email