Daawo: Nin hooyadiis dilay oo maanta isna dil lagu fuliyay

Nin hooyadiis si ku talo gal ah u dilay ayaa maanta isna dil lagu fuliyay magaalada Garoowe.

Daawo warbixinta qaabkii loogu fuliyay dilka.