Daawo: Maxaad kala socotaa barnaamijka baraha bulshada ku jira ee sawiradaada qaawin kara?

Sida ay qortay Bbc-da, Warbixin dhawaan lasoo saaray ayaa lagu sheegay in sawirrada haween tiradoodu ka badan tahay 100,000 oo wada qaawan lagu faafiyay app-ka Telegram, kaddib markii barnaamij tiknoolojiyad ah lagu khiyaanay sawirro ku jira baraha bulshada.