Daawo: Guulaha iyo Gaabisyada dowlad goboleedka Hirshabeelle afar sano kadib

Xilli mudeedkii baarlamaanka dowladd goboleedka Hirshabeelle ayaa dhamaaday, waxuuna ku ekaa 9-ka bishaan aanu ku jirno ee October. Waxaa la guda galay soo xulitaanka baarlamaanka labaad si ay markaas u doortaan madaxweyne iyo madaxweyne kuxigeen.

Hadda su’aasha ayaa ah maxaa u qabsoomay afartii sano ee la soo dhaafay dowlad goboleedka Hirshabeelle, maxaa u qabsoomin.

Halkaan hoose ka daawo warbixin xiiso leh uu Mustaqbal Radion.

Xigasho: Mustaqbal