Daawo: Golaha deegaanka degmada Gaalkacyo oo maanta la dhaariyay

27-kii xubnood ee golaha deegaanka dagmada Glalkacyo ayaa maanta loo dhaariyay xilka loo doortay iyadoo ay goob joog ka ahaayeen wasiiru dowlaha wasaarada arrimaha gudaha Galmudug Axmed Xasan Cali iyo wasiirka wasaaradaasi Cabdi Maxamed Jaamac oo iyagu la dardaarmay xubnaha la dhaarshay .

Daawo qaabkii ay u dhacday dhaarkii Golaha deegaanka dagmada Gaalkacyo.

Share on facebook
Share on google
Share on twitter
Share on linkedin
Share on pinterest
Share on print
Share on email