Culimada Sudan oo xaaran ka dhigay heshiiskii Sudan iyo Isra’il iyo nuxurka qodobada lagu heshiiyay

Sudan iyo Isra’il ayaa yeeshay xiriir dibloomasi oo dhamaystiran kaasi oo ay dhex dhexadinayeen madaxda dowladda Maraykanka gaar ah Madaxweynaha dalkaasi Donald Trump.

Bayaan ay si wadajir ah ay usoo saaren Maraykanka, Sudan iyo Isra’l ayaa waxa lagu qeexeyey heshiiska ay galeen Isra’l iyo Sudan.

Heshiiskasi ayaa maalmaha soo socda lagu saxiixi doonaa aqalka cad ee Maraykanka.

5O
xubnood oo kamid ah culimada ugu waa weyn dalka Sudan ayaa waxa ay fatwo ka soo saareyn heshiiskan ku Xaarantinimeeyen waqti xaadirkan.

Daawo warbixinta Culumadda reer Sudan & nuxurka heshiiska Isra’il & Sudan.

Share on facebook
Share on google
Share on twitter
Share on linkedin
Share on pinterest
Share on print
Share on email