Ciidamo gaadiidka dagaalka ku gaashaman oo lagu daadiyay wadooyinka Beled Xaawo

Ciidamada oo wata gaadiidka dagaalka ayaa waxaa ay wadooyinka Beled-Xaawo ka sameeyeen howlgallo lagu baarayo gaadiidka noocyadiisa kala duwan, halka xaafadaha qaar ay Ciidamada howlgallada ka sameeyeen.

Degmada Beled-Xaawo ee Gobolka Gedo ayaa waxaa gacanta ku haaya Ciidamo ay dowladda Soomaaliya degmadaasi geysay, iyaga oo dagaal ugala wareegay Ciidamo uu watay Wasiirka Amniga Jubbaland C/rashiid Janan oo baxsad ka ah dowladda Soomaaliya.