Ciidamada Azerbaijan oo wax ka yar 14-Km u jirsaday caasimada gobolka Nogorno Karabakh

Ciidamada Azerbaijan ayaa waxa ay wax ka yar 14-km masaafo dhan u jirsadeyn caasimada gobolka Nogorno Karabakh oo ah dhulka xudunta u ah dagaalka dalalka Armenia iyo Azerbaijan.

Maamulka Gobolka Nogorno Karabakh ayaa codsaday in caasimada iyo maagaloyinka kale ee gobolka laga badbaadiyo in ay galaan gacanta Azerbaijan.

Hoos ka Daawo faahfaahin warbixintaan oo dhameystiran Xuseen Kurdi ayaa soo jeedinaya.

Xorriya.com

Xorriya.com

Share on facebook
Share on google
Share on twitter
Share on linkedin
Share on pinterest
Share on print
Share on email