Aqriso: Magacyada guddiga doorashada guddoonka baarlamanka Hirshabelle

Kulankii ugu horeeyay ee Baarlamaanka cusub ee Hirshabeelle oo maanta la dhaariyey ayaa si degdeg loogu magaaabay Guddiga Doorashada guddoonka Baarlamaanka.

Guddoomiyaha KMG ah ee Baarlamaanka Hirshabelle oo maanta lasoo xulay ayaa xildhibaannada soo hordhigay magacyada Guddiya oo diyaarsanaa, waxaana lagu ansixiyey gacantaag, iyadoo ay bilaabatay qabanqaabada doorashada Guddoonka Baarlamaanka Hirshabelle.

AKHRISO MAGACYADA GUDDIGA

Xorriya.com