Akhriso: Waare oo degdeg u magacaabay guddigii doorashada federaalka ee maamulka Hirshabeelle

Madaxweynaha Waqtigiisu dhammaaday ee maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Ware ayaa magacaabay xubnaha maamulka Doorashooyinka ee dowladda Federaalka Soomaaliya.

Wareegto uu maanta soo saaray Maxamed Cabdi Waare Hirshabeelle ay dhammeystirtay habraaca Doorashooyinka 2020/2021 si ay Doorashadu waqtigeeda ugu dhacdo, wuxuuna magacaabay 8 xubnood iyo 3 xubnood oo lagu soo darayo 3 ka socda dowladda Federaalka.

Magaaabiddan ayaa ka dhigan inuu Madaxweyne Waare doonayo inuu kasii hordhaco madaxweynaha la filayo in lagu doorto Magaalada Jowhar, isagoo kasii boobaya guddi aan dhismhiisa la gaarin, waxayna ku xirnaan doontaa inay aqbasho dowladda Federaalka.

HOOS KA AKHRISO WAREEGTADII WAARE

Share on facebook
Share on google
Share on twitter
Share on linkedin
Share on pinterest
Share on print
Share on email